Saturday, November 17th, 2018
.

akhriso: darasad lagu sheegay shan arimood oo farmaajo ku fashilmay+ sababta uu ugu fashilmay+ waxay yahiin

Published on November 29, 2017 by   ·   No Comments

daraasad lasameeyay ayaa waxaa lagu soo qiimeeyay Shan Arin Oo Uu Madaxweynuhu Ku Fashilmay

Madaxweynaha dowladda Federaalka somaliya ee shacabka ku haminayeen inuu wax badan ka qabto dalka ayaa qodobo badan ku fashilmay mudadii uu joogay, iyadoo shacabka ay dareemeen guuldaradiisa mudadii uu dalka maamulayey sidii horeyba Lix bil ugu dareemeen waxqabadkiisa.
Inkastoo laga yaabo in madaxweynaha ay caqabado badan hortaagan yihiin, ayaa hadana waxaan ogaannay in madaxweynuhu ku fashilmay qodobadan:
1: Amniga: waxna weli lagama qaban amniga, wixii ka dambeeyay qaraxii Zoobe weerarkii uu madaxweynaha ku dhowaaqay weli tallaab lama qaadin, Af ayeeyna ku ekaatay

2:  Dhaqaalaha: isbedal dhaqaale ma muuqdo, dadka weli waxay ka cabanayaan dhaqaale xumida jirta, sida in weli aanay dowladda wax ka qaban shilin Soomaaliga dabar go’aya iyo sidoo kale in dalka shaqo abuur laga sameeyo.

3:Dhimsha ciidan qaran: weli ma muuqdaan saan saan ku aadan in ciidan qaran la dhisayo, maamullada iyo DFS waxay ku mashquuleen oo kaliya arrimo aan dan ugu jirin shacabka.
4- Dib u dhiska: Iska daa in dowladda ay dib u dhis sameysee waxaa sii burburaya kistii yareed ee ay dhiseen dowladihii hore, tusaalana u qaado wadada isku xirta Dabka iyo Bakaaraha.
5- Balami badan iyo fulin la’aan: madaxweyne Farmaajo wuxuu mar walbo sameeyaa balaqaadyo aad u tiro badan, mid kamid ahna weli ma aanu sameyn, Tusaale dhow usoo qaado gabadhii Faa’iso Wadani oo weli aan wax loo qaban.
Hadaba waxaa la ogaan doonaa bilaha yar ee Farmaajo Sanadka uga dhiman, bal inuu wax qabto iyo in kale

.    

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

DEG DEG: CIA da Maraykanka oo sheegtay in Salmaan uu amray dilka Khashogi…

November 17, 2018
CIA da dalka Maraykanka ayaa waxay soo gaba gabeeyeen baadhitaankii la xidhiidhay dilka Wariye Jamal Khashogi oo baryahan ...

DAAWO VIDEO:DEG DEG Dowlada Sucuudiga oo Dil Toogasho Ku Xukuntay Ragii Diley Jamal Khashogi

November 17, 2018
Dacwad oogaha guud ee Sacuudiga ayaa codsaday in ciqaab dil lagu xukumo shan qof oo la sheegay in ...

DAAWO: Musharixii ugu saamaynta badnaa Puntland oo Garowe ka dagay

November 17, 2018
Musharaxa Madaxweynaha Puntland Cali xaaji Warsame oo ka Mid Ah Musharaxinta Ugu samaynta Badan Doorashada Puntland Ayaa Gaadhey ...

DHAGAYSO: Kaalinta ay dowlada Federalka Somalia ku leedahay isbadalka geeska Africa…

November 17, 2018
Isbadalka xowliga dheereeya ku socda iyo Heshiiskii seddex geesoodka ahaa ee dhexmaray Dalalka Somalia, Ethopia iyo Eritrea ayaa ...

Gabre oo xabsiga loo taxaabay iyo jawi cusub ee geeska Africa ka bilowday…

November 17, 2018
Dowlada Ethiopia ayaa xabsiga u taxaabtay Gabre dhiile oo dhibaatooyin laxaad leh oo dhanka bani aadanimada ah ka ...

XOG: Maxaa kajira in madax sare oo katirsanaan jiray xukuumadii dhacday ee cabdi ilay wadanka ka carareen?..

November 11, 2018
Warar kala duwan oo aan ka helayno caasimada Degaanka somalida ee jigjiga ayaa sheegaya in ay halkaas ka ...

Qalalaasaha ka dhalan kara kulankii 3 geesoodka ee Ethiopia, Somalia & Eritrea

November 11, 2018
Madaxda Dalalka Soomaaliya, Ethiopia iyo Eritrea ayaa markaan yeeshay xiriir wanaagsan, waxii ka dambeeyay isbadalkii ka dhashay geeska ...

DHAGEYSO: Walaac laga qabo qorshaha Itoobiya ay ku dhisaneyso Ciidamo Bad

November 11, 2018
Iyadoo dowladda Itoobiya ay shaacisay in ay dhisanayso Ciidamo Bad ayaa waxaa soo baxaayo walaac wadamada badaha leh ...

DEG_DEG: Ethiopia oo xabsiga u taxaabtay 40 General oo laamaha amniga ah + kala shaki baahsan oo jira

November 10, 2018
Wararka aan ka helayno  Caasimada  dalka Itoobiya ee Adis Ababa ayaa sheegaya in Booliiska Itoobiya xabsiga utaxaabay in ...

Kulamada Farmaajo, Abiy Iyo Afawerki Oo Meesha Ka Saaray Doorkii Madaxweyne Geelaha Jabuuti Ee Gobalka Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelan Karaan Somaliland

November 10, 2018
Waa shirkii labaad ee saddex bilood gudahood dhex mara Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed Farmaajo, Ereteriya Issias Afawerki iyo Raysalwasaaraha ...