Monday, February 19th, 2018
.

xog culus: beelaha abgaal iyo habargidir oo kukala mawqaf duwan taagerada farmaajo

Published on November 30, 2017 by   ·   No Comments

Xogo gaara oo ay helayso warbaahinta qaarkood  ayaa sheegaya in Beelaha ugu tunka weyn Magaalada Muqdisho, ay ku kala qeybsan yihiin Mawqifyada ay ka heystaan Madaxda dalka.

Beesha Abgaal ayaa dooneysa inay xilka ka tuurto Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxaana kulamo aan kala joogsi laheyn ka wada Hotelada ugu weyn magaalada Siyaasiyiin saameyn ku dhex leh Siyaasada Soomaaliya.

Mawqifka Siyaasiyiinta Beesha Abgaal ayaa ah inay kursiga ku soo celiyaan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo qeyb ka ah kulamo maqaalada Muqdisho ka socda.

Waxay doonayaan inay ka faa’iideystaan jawiga adag oo ay dhex maquuraneyso Dowlada Madaxweyne Farmaajo halka dhinaca kale Beesha Habar Gidir siyaasiyiin ka mid ah ay xulufo la noqdeen Madaxweyne Farmaajo iyagoo culeys ku saaraya inuu ku qasbo is casilada Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre.

Tan iyo markii xilka Ra’iisul wasaaraha la siiyay Beesha Murusade waxaa socday olole ka dhan Kheyre oo ay hormuud u yihiin siyaasiyiin caan oo ka mid ah Beesha Habar gidir.

Xildhibaanada Habar Gidir ee ku jira Baarlamaanka ayaa qeyb laxaad leh ka qaadanaya waxay hada ay heystaan Mudanayaal dhowr ah oo ku kacsan xasan Cali Kheyr

 

.

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

DEG DEG: Dowlada masar oo aqbashay codsigii dowlada ethiopia ee ahaa in dib loogu dhigo wada xaajoodka biya xidheenka abaay

February 19, 2018
wasiirka arimaha dibada dowlada masar  ayaa sheegay in dowlada masar aqbashay codsigi dowlada ethiopia ee ahaa in dib ...

RW kuxigeenka turkiga oo booqanaya dalka somaliya+ sababta booqashadiisa

February 19, 2018
Hakan Jaush Ogolo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ayaa lagu wadaa in uu sameyo  laba booqasho oo ...

Golaha wasiirada ayaa go,aan ka gaadhay murankii ganacsatada iyo wasaarada maaliyada

February 19, 2018
Golaha Wasiirada  xukuumada federalka somaliya  ayaa  kulan aan caadi ahayn maanta ku yeeshay Magaalada  Muqdisho  ee caasimada somaliya. kulankan ...

WAR DEG DEG AH: Qaabkee ayay doorashada RW ethiopia u dhacaysaa+ goormaa la fili inay dhacdo?????

February 18, 2018
Doorashada raysal-wasaaraha cusub ee dalka itoobiya  waxaa ka hadhay maalmo maadaama oo aysan wali dhamaanin qiimayntii usocotay ururada  ANDM ...

WAR CUSUB: Ganacsatada oo qaatay Go’aan sii cakiran kara khilaafka kala dhaxeeya DF & xirnaashaha Suuqa Bakaaraha

February 18, 2018
Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ku adkeysanaya iney xidhnaandoonaan xarumahooda ganacsiga, tan iyo inta wasaaradda maaliyadda wax ...

XOG; Maxaa sababay Khilaafka ka jira Itoobiya,iscasilaada Mr. Desalegn,Yaase bedelaya?

February 18, 2018
Dhacdooyinkii siyaasadeed ee ugu danbeeyey  dalka Itoobiya marka laga hadlayo, Raysalwasaare Hailemariam Desalegn waxaa uu si rasmi ah ...

XOG CULUS: Jawaari iyo cabdi xaashii awoodaha isku haysta iyo madaxda dowlada oo ku dhaxwareeray

February 18, 2018
Sida laga soo xigtay Xildhibaano ka tirsan Golayaasha Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose, ayaa sheegaya in weli uu taagan yahay is fahan ...

Siyaasiyiinta beesha habar-gidir oo xalay muqdisho kulan kuyeeshay+ c/raxmaan cabdishakuur oo walaac dil muujiyay kuna eedeeyay dowlada in………

February 18, 2018
Warar hoose oo ay heshay  shabakada wararka ee jigjiga.net   ayaa sheegaya in Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Labada ...

Suuqa bakaaraha ee muqdisho oo maanta laga kala cararay & shaqa joojin lagu dhawaaqay

February 18, 2018
Guud ahaan waxaa  maanta  xidhnaa  Ganacsigii Suuqa ugu weyn  magaalada muqdisho ee caasimada  Soomaaliya ee Bakaaro, kaddib markii ...

WAR DEG DEG AH: Daawo somaliland iyo igad oo ka wada hadlay dagaalka tukaraq & wada hadalka maamulka somaliland iyo somaliya

February 17, 2018
Madaxweynaha Maamulka somaliland  Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa kula kulmay Xoghaya Guud ee Urur Goboleedka IGAD ...