Saturday, November 17th, 2018
.

XOG CULUS: Madaxweynihii hore Xasan Sheekh oo bedelay mowqifkiisii hore iyo Go’aan uu ka qaatay Farmaajo

Published on December 2, 2017 by   ·   No Comments

Madaxweynihii hore ee dowlada federalka  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa bedelay mowqif uu hore u qaatay, isagoo dib ugu soo laabanaya siyaasadda.

Shir dhowaan ugu soo dhammaaday dalka Turkiga saaxiibada madaxweynihii hore iyo kooxdiisii Qabyo ayaa la xaqiijiyay in kooxdan ay go’aansatay olole xilka looga tuurayo madaxweynaha hadda xilka haya ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Xasan Sheekh ayaa si aan la fileyn uga tanaasulay wareegii saddexaad markii ay isu soo hareen isaga iyo Farmaajo, waxaana markaas kadib uu xilka u wareeejiyay si aad loo bogaadiyey oo sharaf leh, isagoo ku baaqay in dowladda cusub lala shaqeeyo oo waqti la siiyo la iskana ilaaliyo qalalaase siyaasadeed.

Arrimahaas oo dhan kadib waxaa muuqata in madaxweynaha hore oo hadda ah xildhibaan aan weli kasoo xaadirin fadhiyada Baarlamaanka dibad joogna ahaa intii uu xilka banneeyay inuu hadda u soo jeestay sidii xilka looga tuuri lahaa madaxweynihii ka danbeeyay oo aan xilka dhameysan muddo sanad ah.

Madaxweynihii hore Xasan Sheekh ayaa la xaqiijiyay inuu qeyb ka yahay olole mooshin xil ka qaadis ah oo diyaarintiisa ay ka bilaabatay magaalada Muqdisho, kaasoo ah wadaan xubnihii ugu dhowaa ee dowladiisa

 

.    

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

DEG DEG: CIA da Maraykanka oo sheegtay in Salmaan uu amray dilka Khashogi…

November 17, 2018
CIA da dalka Maraykanka ayaa waxay soo gaba gabeeyeen baadhitaankii la xidhiidhay dilka Wariye Jamal Khashogi oo baryahan ...

DAAWO VIDEO:DEG DEG Dowlada Sucuudiga oo Dil Toogasho Ku Xukuntay Ragii Diley Jamal Khashogi

November 17, 2018
Dacwad oogaha guud ee Sacuudiga ayaa codsaday in ciqaab dil lagu xukumo shan qof oo la sheegay in ...

DAAWO: Musharixii ugu saamaynta badnaa Puntland oo Garowe ka dagay

November 17, 2018
Musharaxa Madaxweynaha Puntland Cali xaaji Warsame oo ka Mid Ah Musharaxinta Ugu samaynta Badan Doorashada Puntland Ayaa Gaadhey ...

DHAGAYSO: Kaalinta ay dowlada Federalka Somalia ku leedahay isbadalka geeska Africa…

November 17, 2018
Isbadalka xowliga dheereeya ku socda iyo Heshiiskii seddex geesoodka ahaa ee dhexmaray Dalalka Somalia, Ethopia iyo Eritrea ayaa ...

Gabre oo xabsiga loo taxaabay iyo jawi cusub ee geeska Africa ka bilowday…

November 17, 2018
Dowlada Ethiopia ayaa xabsiga u taxaabtay Gabre dhiile oo dhibaatooyin laxaad leh oo dhanka bani aadanimada ah ka ...

XOG: Maxaa kajira in madax sare oo katirsanaan jiray xukuumadii dhacday ee cabdi ilay wadanka ka carareen?..

November 11, 2018
Warar kala duwan oo aan ka helayno caasimada Degaanka somalida ee jigjiga ayaa sheegaya in ay halkaas ka ...

Qalalaasaha ka dhalan kara kulankii 3 geesoodka ee Ethiopia, Somalia & Eritrea

November 11, 2018
Madaxda Dalalka Soomaaliya, Ethiopia iyo Eritrea ayaa markaan yeeshay xiriir wanaagsan, waxii ka dambeeyay isbadalkii ka dhashay geeska ...

DHAGEYSO: Walaac laga qabo qorshaha Itoobiya ay ku dhisaneyso Ciidamo Bad

November 11, 2018
Iyadoo dowladda Itoobiya ay shaacisay in ay dhisanayso Ciidamo Bad ayaa waxaa soo baxaayo walaac wadamada badaha leh ...

DEG_DEG: Ethiopia oo xabsiga u taxaabtay 40 General oo laamaha amniga ah + kala shaki baahsan oo jira

November 10, 2018
Wararka aan ka helayno  Caasimada  dalka Itoobiya ee Adis Ababa ayaa sheegaya in Booliiska Itoobiya xabsiga utaxaabay in ...

Kulamada Farmaajo, Abiy Iyo Afawerki Oo Meesha Ka Saaray Doorkii Madaxweyne Geelaha Jabuuti Ee Gobalka Iyo Saamaynta Ay Ku Yeelan Karaan Somaliland

November 10, 2018
Waa shirkii labaad ee saddex bilood gudahood dhex mara Madaxweynayaasha Soomaaliya Maxamed Farmaajo, Ereteriya Issias Afawerki iyo Raysalwasaaraha ...