Monday, February 19th, 2018
.

War dag dag ah: golmudug iyo ahlusunna oo heshiis hordhac ah gaadhay+ faah faahin

Published on December 3, 2017 by   ·   No Comments

dalka jabuuti waxaa heshiis hordhac ah ku gaadhay maamulka galmudug iyo ahlu suna  wal jamaaca.

siday xaqiijiyeen masuuliinta labada dhan heshiiska waxuu ka kooban yahay dhowr qodob, kuwaas oo si rasmi ah loo shaacindoono dodobaadkan gudahiisa labada dhinac ayaa lagu wadaa inay magaalada muqdisho yimaadan lana kulmaan madaxda sare ee dowlada federalka halkaas oo si rasmi ah loogaga dhawaaqi doono heshiishka.

warar lagu kalsoonaan karo ayaa kusoo waramaya in qodobadii labada dhan isku hayeen inta badan laga heshiiyay

 

.

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

DEG DEG: Dowlada masar oo aqbashay codsigii dowlada ethiopia ee ahaa in dib loogu dhigo wada xaajoodka biya xidheenka abaay

February 19, 2018
wasiirka arimaha dibada dowlada masar  ayaa sheegay in dowlada masar aqbashay codsigi dowlada ethiopia ee ahaa in dib ...

RW kuxigeenka turkiga oo booqanaya dalka somaliya+ sababta booqashadiisa

February 19, 2018
Hakan Jaush Ogolo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ayaa lagu wadaa in uu sameyo  laba booqasho oo ...

Golaha wasiirada ayaa go,aan ka gaadhay murankii ganacsatada iyo wasaarada maaliyada

February 19, 2018
Golaha Wasiirada  xukuumada federalka somaliya  ayaa  kulan aan caadi ahayn maanta ku yeeshay Magaalada  Muqdisho  ee caasimada somaliya. kulankan ...

WAR DEG DEG AH: Qaabkee ayay doorashada RW ethiopia u dhacaysaa+ goormaa la fili inay dhacdo?????

February 18, 2018
Doorashada raysal-wasaaraha cusub ee dalka itoobiya  waxaa ka hadhay maalmo maadaama oo aysan wali dhamaanin qiimayntii usocotay ururada  ANDM ...

WAR CUSUB: Ganacsatada oo qaatay Go’aan sii cakiran kara khilaafka kala dhaxeeya DF & xirnaashaha Suuqa Bakaaraha

February 18, 2018
Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ku adkeysanaya iney xidhnaandoonaan xarumahooda ganacsiga, tan iyo inta wasaaradda maaliyadda wax ...

XOG; Maxaa sababay Khilaafka ka jira Itoobiya,iscasilaada Mr. Desalegn,Yaase bedelaya?

February 18, 2018
Dhacdooyinkii siyaasadeed ee ugu danbeeyey  dalka Itoobiya marka laga hadlayo, Raysalwasaare Hailemariam Desalegn waxaa uu si rasmi ah ...

XOG CULUS: Jawaari iyo cabdi xaashii awoodaha isku haysta iyo madaxda dowlada oo ku dhaxwareeray

February 18, 2018
Sida laga soo xigtay Xildhibaano ka tirsan Golayaasha Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose, ayaa sheegaya in weli uu taagan yahay is fahan ...

Siyaasiyiinta beesha habar-gidir oo xalay muqdisho kulan kuyeeshay+ c/raxmaan cabdishakuur oo walaac dil muujiyay kuna eedeeyay dowlada in………

February 18, 2018
Warar hoose oo ay heshay  shabakada wararka ee jigjiga.net   ayaa sheegaya in Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Labada ...

Suuqa bakaaraha ee muqdisho oo maanta laga kala cararay & shaqa joojin lagu dhawaaqay

February 18, 2018
Guud ahaan waxaa  maanta  xidhnaa  Ganacsigii Suuqa ugu weyn  magaalada muqdisho ee caasimada  Soomaaliya ee Bakaaro, kaddib markii ...

WAR DEG DEG AH: Daawo somaliland iyo igad oo ka wada hadlay dagaalka tukaraq & wada hadalka maamulka somaliland iyo somaliya

February 17, 2018
Madaxweynaha Maamulka somaliland  Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa kula kulmay Xoghaya Guud ee Urur Goboleedka IGAD ...