Saturday, September 22nd, 2018
.

xog culus: maraykanka iyo ethiopia oo qorshe cajiib ah ka damacsan mukhtaar rooboow+ waa maxay

Published on December 3, 2017 by   ·   No Comments

Warar si hoose aan u helnay ayaa waxay sheegayaan in dowladaha Itoobiya iyo Maraykanka ay markaan qorshe aad u cajiib ah ka leeyihiin wadaadka kasoo baxsaday Al-shabaab, Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur.

Xog hoose oo ay heshay jigjiga.net ayaa waxay sheegeysaa in dowladahan ay doonayaan in markaan Roobow lagu shaqeeyo si loo helo waddooyin badan oo Al-shabaab looga adkaado.

Waxaa la doonayaa sida naloo sheegay in Roobow hoggaan  looga dhigi doono qeyb kamid ah dagaallada dalka loga xoreynayo Al-shabaab, waxayna aadinayaan dhanka Baay iyo Bakool.

Sidoo kale waxay doonayaan dowladahan inuu si buuxda uga xog bixiyo qaababka Al-shabaab weerarada usoo qaadaan, sida looga hortagi karo iyo arrimo kale.

Baydhabo wuxuu kula kulmay Xalay saraakiil Itoobiyaan ah oo xog badan ka weydiiyey arrimaha Al-shabaab, waxaana la filayaa sidoo kale in xogo kale kala qaado Roobow.

haday xogtani dhabowda waxaa suuragal ah in xarakata shabaab si dhib yar looga takhaluso muda gaaban  gudahood

 

.    

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

Qadar oo Shaacisay In Soomalia Ka Taageero Doonto Hiigsiga 2040-ka.

September 21, 2018
Dowladda Qadar ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in dowladda Soomaliya ay ka taageereyso hiisgiga sanada 2040-ka. Dowlada ...

Maqaal: Maxaad Kala Socotaa Xaalada Xabsiga Ciqaabta Ee Godey?

September 21, 2018
Magaalada Goday ee xarunta Gobolka Shabeelle waxaa kuyaala xabsi wayn oo Dhibaato qarsoon ay wali kajirto. Jeelka ku caan ...

Dad Ku Halaagsamay Doon Tanzania Ku Degtay.

September 21, 2018
Ugu yaraan 44 qof ayaa qarraqmay kadib markii doon ay kula degtay harada Lake Victoria ee dalka Tanzania ...

DAAWO: Madaxwayne Mustafe Cagjar”Madaxwaynihii hore lama jirdilin lamana jirdili doono”+Xornimo ayaan diyaar u nahay…

September 21, 2018
Madaxwayne ku xigeenka Dowlada deegaanka Somali State ayaa wuxuu sheegay in aysan jirin jirdil loo gaystay isla markaasn ...

XOG CUSUB: ma runbaa in uu geeriyooday madaxweynahii hore ee degaanka somalida cabdi ilay

September 11, 2018
Tan iyo intii ay soo baxeen wararka sheegaya in madaxweynahii hore  ee deganka somalida uu geeriyooday ahaa waxay ...

Deg deg: CMC oo la sheegay in xaalad adag uu ku suganyahay iyo hooyadii iyo xaaskiisii oo ka dayriyay+daawo

September 10, 2018
https://youtu.be/7sNKoxajyk4

Madaxwaynaha Somali State oo oo kulan la qaatay culimada Deegaanka+Maxay kawada hadleen…?

September 10, 2018
Madaxwaynaha Somali State Mudane Mustafe Maxamud Cumar Cagjar ayaa wuxuu kulan la qaatay Culimada deegaanka Somali State isagoo ...

Illaa 7 ruux oo ku geeriyootay qaraxii ismiidaaminta ee xarunta degmada Hodan

September 10, 2018
Ugu yaraan 7 ruux ayaa ku geeriyootay qarax ismiidaamin ahaa oo saaka barqadii lagu qaaday xarunta degmada Hodan ...

Wararkii ugu dambeeyay weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta degmada Hodan

September 10, 2018
faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ...

Qarax xooggan oo goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho

September 10, 2018
Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay magaalada oo dhan Wararka  ayaa ...