Thursday, May 24th, 2018
.

Shacabka muqdisho oo ku waabariistay magaalada oo xidhan wadooyinka oo la gooyay+ sababta oon la ogayn

Published on January 30, 2018 by   ·   No Comments

Qaar ka mid ah wadooyinka Magaalada Muqdisho  ee caasimada somaliya ayaa saaka xiran, kadib markii dadka ay ku soo tooseen ciidamada ammaanka oo xiray wadooyinka, gaadiidkana u diidaya isticmaalka wadooyinkaas.
Wadooyinka xiran saaka ee gaadiidka rayidka loo diidaayo, ayaa waxaa ka mid ah Isgoysyada Sheekh Cali Suufi oo Baabuurta loo diidaayo dhanka Maka Al-Mukarama inay u soo gudbaan, Isgoyska Bakaaraha, Isgoyska Hawlwadaag, Isgoyska Afarta Tarjiin illaa Isgoyska Sanca.
Ciidamada NISA ee goobahaasi Koontaroolada ku leh ayaa gaadiidka yar yar iyo mootooyinka Bajaajta u diidaya inay maraan wadada, waxayna u sheegayaan in wadada ay tahay mid xiran.
Lama oga sababta loo xiray wadooyinkaan iyo isbedelka amni ee ka jira Magaalada, balse Saraakiil ka tirsan NISA, ayaa sheegay in ciidamada amarkaasi la siiyay xirista wadooyinka.
Wadada Maka Al-Mukarama qaybo ka mid ah ayaa si caadi ah u shaqeynaysa, laakiin iyada qudheeda waxa ay ka xiratay agagaarka daarta Saybiyaano oo Koontarool ciidan uu yaallo.
Muqdisho dhaqamada sanadihii dambe ku soo kordhay ayaa ah wado hada iyadoo furan shacabka isticmaalayeen mar kaliya la arko iyada oo xiran oo gaadiidka loo diidaayo, iyadoo aysan ogeyn shacabka sababta wadada loo xira

waxaan ilaa hada cadayn sababta loo xidhay wadoyinkaas magaalada muqdisho

 

.

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

DEG DEG:Ethiopia oo iska fogaysay eedayntii eritrea+ wasaarada arimaha diba ethiopia oo hadashay

May 22, 2018
wasaarada arimaha dibada dalka ethiopia  ayaa ku tilmaantay eedayntii xukuumada eritera  ee ahayd in dalalka dariska ah taageero ...

Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqay Qiimaha sanadkan lagu tegayo Xajka & Heshiiska 5 Shirkadood

May 17, 2018
Xukuumadda federalka  Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday qiimaha sanadkan lagu tegayo Xajka, kadib muran ka taagnaa adeegga xajka iyo ...

DHAGEYSO: Cabdiweli Gaas oo deg deg ugu laabtay Garoowe, kuna dhawaaqay Dagaal Cusub

May 17, 2018
Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay dib ugu laabtay magaalada Garowe ...

War deg deg ah: Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdish

May 17, 2018
Waxaa goordhaw qarax nooca miinada dhulka lagu aaso  ah uu ka dhacay laamiga hor mara xerada 77  ee ...

DAAWO: faarax macalin oo ka hadlay safarkii uu muqdisho ku tagay+ mawqafkiisa maamul gobaleedka jubaland

May 9, 2018
Siyaasiga  mucaaradka ah Faarax Macalin  dawaare oo Wareysi siiyey Tv-ga RTN ee Magaalada Nairobi ayaa  ka  war  warbixiyey ...

XOG CULUS: Farmaajo iyo khayre oo ku hawlan sidii ay ethiopia uga dhaadhicin lahaayen in aan qalbidhagax lasoodayn

May 8, 2018
tan iyo inti ay soo baxeen kulankii axmed madoobe iyo  cabdikariin shekh muuse (qalbidhagax) oo ah sargaal  sare ...

khilaafkii maamul gobaleedyada iyo dowlada federalka oo soo cusboonaday

May 8, 2018
madaxweynaah maamulka jubaland mudane axmed mxamed islam ( axmed madoobe) ayaa si kulul u dhaliilat siyaasada dowlada federalka ...

XOG CULUS: Maxaa ka socda xarunta madaxtooyada somaliya ee villa somaliya+ kulan xaas xaasi ah oo u dhaxeeya………

April 4, 2018
April-04-2018 ( jigjiga.net-muqdisho) -Kulan gaar ah oo Albaabada u xiran yihiin ayaa hada ka socda Madaxtooyada Soomaaliya. kulankan oo ...

DEG-DEG: C/raxmaan cabdishakuur oo si la yaableh uga hadlay arinta ka taagan xarunta golaha shacabka sheegayna in……..

April 4, 2018
April-04-2018 ( jigjiga.net-muqdisho) - Siyaasiga  mucaaradka ah  mudane  C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa goordhow bartiisa Facebook kusoo qoray ...

WAR DEG DEG AH: Gudoomiye jawaari oo ku gacan saydhay codsi uga yimid madaxda qaranka sheegayna in isagu madax kayahay xarunta baarlamaanka+ amison oo la filyaayo in……..

April 4, 2018
April-04-2018 ( jigjiga.net-muqdisho) - Guddoomiyaha  golaha Baarlamaanka  fedaralka Soomaaliya  muadane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ku gacan sedhay ...