Tuesday, August 21st, 2018
.

Daawo : Balanqaadyadii farmaajo iyo fashilkii ka danbeyay cadaymo buuxa ( daawo video)

Published on February 2, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya  mudane maxamed cabdullahi farmaajo ayaa hadda wuxuu talada dalka hayaa muddo Sanad ah, waxaana uga hadhay sanad guuradiisa 6 maalin oo qudha.
Madaxweynaha ayaa markii xilkaan uu isku soo sharaxayey wuxuu shacabka Soomaaliyeed ka dhaadhiciyey kuna kasbaday  inuu yahay nin isbedallo degdeg ah oo aan horey loo arag keeni doona.
Hadaba xog uruurin ballaaran oo la sameeyay ayaa lagu ogaaday in madaxweynaha uu ku fashilmay waxyaabihii uu ballanqaaday, sidoo kalena hadda uu dhex jiifo fadeexad.
HALKAAN KA DHAAWO MUUQAALKA

madaxweyne Farmaajo ayaa u muuqday shaqsi ka duwanaan doona madaxda kale ee dalka soo martay, balse weli ma muuqato doorkii ay dadku sugayeen, waxa baxayna waa sanad oo aan sahlaneyn.

.    

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

DEG_DEG DAAWO: Cabdi Maxamud Cumar iyo Cabdirahman laba go’le oo Cadaalada wajahaya

August 20, 2018
DEG_DEG DAAWO: Maxaa Kajira abdi Ilay iyo Cabdirahman laba go’le in maxkamad la saarayo ? HALKAN RIIX OO DAAWO

DAAWO: Taliye Caare oo Qardho Shir Jaraa’id Ku Qabtay, Ciidamadiisa oo uu Soo Bandhigay iyo Aasaaska Jabhaddiisa oo uu Ka Hadlay, & S/Land oo walaac ka……..

August 20, 2018
Taliye Caare oo dhawaan ka goostay maamulka somaliland ayaa Qardho Shir Jaraa’id Ku Qabtay, waxa uuna soo bandhigay ...

DEG_DEG: HRW oo ku tala bixisay in maxkamad lakeeno cabdi maxamud cumar iyo saraakiil sar sare oo kale

August 20, 2018
Haayada xuquuqda aadamaha u dooda ee Human right watch ayaa warbixin dheer oo ay soo saartay ku dalabtay ...

DAAWO: Sarkaal sare oo katirsan jabhada ONLF oo ka hadlay xaalada Guud ee DDS

August 20, 2018
Sargaal sare oo katirsan jabhada onlf ayaa waxa uu ka hadlay xaalada  Guud ee Degaanka somalida Itoobiya iyo ...

Xiisad Dagaal Oo Saaka Ka Taagan Deegaanka Tuka-raq Iyo Somaliland Oo aan………

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net- tuka-raq ):- Xiisad colaaddeed ayaa saaka lagu soo warramayaan in ay ka taagan tahay ...

Xog: Ciidamo ka tirsan DDS oo la goosan lahaa Hub & Gaadiid dagaal oo xabsi la dhigay

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net- jigjiga ):- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ee  Caasimada Degaanka  Soomaalida ayaa sheegaya ...

Waxbadan ka ogaaw sababta ka danbeysay in xubno muhiima laga saaro xisbiga ka arrimiya DDSI

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net ):- Kulan tan iyo 8dii Agoosto magaalada Addis Ababa uga socday xubnaha Xisbiga Dimoqaraadiga ...

Akhriso: Shan waxyaabood oo laga rabo Fahad Yaasiin in uu ka beddelo NISA.

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net- Muqdisho ):- Fahad Yaasiin Xaaji Daahir waxaa dhawaan loo magacaabay agaasime ku xigeenka Hay’adda ...

AKHRI: KENYA oo ugu danbeyntii shaacisay xiliga rasmiga ah oo ciidamadeeda ay kala baxeyso Somalia

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga-Nairobi ):- Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in dhawaan ay ciidamadeeda ...

Muxuu Caanood ka yiri wararka sheegaya in DFS uu kala goostay afartameeyo gaadiid dagaal?

August 19, 2018
August 19-2018 ( jigjiga.net- Muqdisho ):- Iyadoo inta badan warbaahinta dalka ay hadal hayan warar sheegaya in Abaanduulihii ...