Tuesday, August 21st, 2018
.

Shacabka muqdisho oo dabaal dagii farmaajo ka qaaday xuquuq la,aan kana fikiraaya qaabkii muqdisho xaqeedau heli lahayd

Published on February 2, 2018 by   ·   No Comments

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ee caasimada soomaaliya  ayaa ahaa kuwo aad iyo aad ugu marxabeeyey uguna dabal dagay  dowladda Federaalka, gaar ahaan waxay taageero aad u weyn  u hayeen madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.

Hase ahaatee taageeradii iyo faraxddii waxay isku bedashay godob ay galeen iyo sidoo kale in xuquuq la’aan ay noqdaan, walibana taageeradii ay DFS u hayeen noqotey mid meesha ka baxday.

Waxay reer Muqdisho doorashadii Farmaajo kadib dhaxleen waddooyin laga xirto, ku tagri fal awoodeed, dhibaateyn maalin walbo ah, amniga oo aan isbedalin.

Waxyaabaha intaasi uga sii daran ayaa ah markii shacabka Muqdisho lagu soo rogey canshuur  gadista, waana meesha kaliya ay dowladda dhaqaale ka hesho.

Ma xumo canshuure ariinta kale ayaa ah in daqliga weyn ee ay magaalada ku nool yihiin soo saarto laga siiyo oo kale 15%, iyadoo dalka inta kale aan canshuur laga keenin, toodiina meelahaasi la geeyo.

Shacabka ayaa u arkay in dowladda ay weli tahay mid aan xaqqa simeyn xitaa Farmaajo haddii uu yimid, waxaana ay dalbadeen in ugu yaraan daqliga magaalada laga dhigo 25%, si goobaha muhiimka ee bulshada wax loogu qabto.

 

.    

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

DEG_DEG DAAWO: Cabdi Maxamud Cumar iyo Cabdirahman laba go’le oo Cadaalada wajahaya

August 20, 2018
DEG_DEG DAAWO: Maxaa Kajira abdi Ilay iyo Cabdirahman laba go’le in maxkamad la saarayo ? HALKAN RIIX OO DAAWO

DAAWO: Taliye Caare oo Qardho Shir Jaraa’id Ku Qabtay, Ciidamadiisa oo uu Soo Bandhigay iyo Aasaaska Jabhaddiisa oo uu Ka Hadlay, & S/Land oo walaac ka……..

August 20, 2018
Taliye Caare oo dhawaan ka goostay maamulka somaliland ayaa Qardho Shir Jaraa’id Ku Qabtay, waxa uuna soo bandhigay ...

DEG_DEG: HRW oo ku tala bixisay in maxkamad lakeeno cabdi maxamud cumar iyo saraakiil sar sare oo kale

August 20, 2018
Haayada xuquuqda aadamaha u dooda ee Human right watch ayaa warbixin dheer oo ay soo saartay ku dalabtay ...

DAAWO: Sarkaal sare oo katirsan jabhada ONLF oo ka hadlay xaalada Guud ee DDS

August 20, 2018
Sargaal sare oo katirsan jabhada onlf ayaa waxa uu ka hadlay xaalada  Guud ee Degaanka somalida Itoobiya iyo ...

Xiisad Dagaal Oo Saaka Ka Taagan Deegaanka Tuka-raq Iyo Somaliland Oo aan………

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net- tuka-raq ):- Xiisad colaaddeed ayaa saaka lagu soo warramayaan in ay ka taagan tahay ...

Xog: Ciidamo ka tirsan DDS oo la goosan lahaa Hub & Gaadiid dagaal oo xabsi la dhigay

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net- jigjiga ):- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ee  Caasimada Degaanka  Soomaalida ayaa sheegaya ...

Waxbadan ka ogaaw sababta ka danbeysay in xubno muhiima laga saaro xisbiga ka arrimiya DDSI

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net ):- Kulan tan iyo 8dii Agoosto magaalada Addis Ababa uga socday xubnaha Xisbiga Dimoqaraadiga ...

Akhriso: Shan waxyaabood oo laga rabo Fahad Yaasiin in uu ka beddelo NISA.

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net- Muqdisho ):- Fahad Yaasiin Xaaji Daahir waxaa dhawaan loo magacaabay agaasime ku xigeenka Hay’adda ...

AKHRI: KENYA oo ugu danbeyntii shaacisay xiliga rasmiga ah oo ciidamadeeda ay kala baxeyso Somalia

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga-Nairobi ):- Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in dhawaan ay ciidamadeeda ...

Muxuu Caanood ka yiri wararka sheegaya in DFS uu kala goostay afartameeyo gaadiid dagaal?

August 19, 2018
August 19-2018 ( jigjiga.net- Muqdisho ):- Iyadoo inta badan warbaahinta dalka ay hadal hayan warar sheegaya in Abaanduulihii ...