Monday, February 19th, 2018
.

XOG CUSUB: Madaxweynahiii hore ee somaliya sheekh shariif iyo qatar oo heshiis xaas xaasi ah gaadhay

Published on February 4, 2018 by   ·   No Comments

Warar hoose oo ay heshay Warbaahinta qaarkeed  ayaa sheegaya in Dowlada Qatar ay qorsheyneyso inay maalgaliso Madaxweynihii hore ee Soomaaliya  mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Qatar waxaa la aaminsan yahay inay inta ugu badan bixisay lacagihii u suurta galiyay inuu Madaxweyne Farmaajo ku guuleysto doorashadi dalka ka dhacday bishii Febraayo sanadkii hore.

Xubno ku dhow dhow Madaxweynihii hore ayaa inoo sheegay in xubno ka socda dowlada Qatar ay wada balansan yihiin Sheekh Shariif, iyagoo ka wada hadli doona sida ay u noqon karaan kuwa u midooba oo ku guuleysta doorashada dalka somaliya  ka dhici doonta 2020.

Sheekh Shariif ayaa aqbalay kulankaasi, waxaana la filayaa inuu hada si weyn ugu sii diyaar garoobayo doorashada soo socota ee dalka ka dhici doonta, waxaana uu ka mid yahay shaqsiyaadka ugu badan oo shacabka ay jecel yihiin

 

.

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

DEG DEG: Dowlada masar oo aqbashay codsigii dowlada ethiopia ee ahaa in dib loogu dhigo wada xaajoodka biya xidheenka abaay

February 19, 2018
wasiirka arimaha dibada dowlada masar  ayaa sheegay in dowlada masar aqbashay codsigi dowlada ethiopia ee ahaa in dib ...

RW kuxigeenka turkiga oo booqanaya dalka somaliya+ sababta booqashadiisa

February 19, 2018
Hakan Jaush Ogolo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ayaa lagu wadaa in uu sameyo  laba booqasho oo ...

Golaha wasiirada ayaa go,aan ka gaadhay murankii ganacsatada iyo wasaarada maaliyada

February 19, 2018
Golaha Wasiirada  xukuumada federalka somaliya  ayaa  kulan aan caadi ahayn maanta ku yeeshay Magaalada  Muqdisho  ee caasimada somaliya. kulankan ...

WAR DEG DEG AH: Qaabkee ayay doorashada RW ethiopia u dhacaysaa+ goormaa la fili inay dhacdo?????

February 18, 2018
Doorashada raysal-wasaaraha cusub ee dalka itoobiya  waxaa ka hadhay maalmo maadaama oo aysan wali dhamaanin qiimayntii usocotay ururada  ANDM ...

WAR CUSUB: Ganacsatada oo qaatay Go’aan sii cakiran kara khilaafka kala dhaxeeya DF & xirnaashaha Suuqa Bakaaraha

February 18, 2018
Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ku adkeysanaya iney xidhnaandoonaan xarumahooda ganacsiga, tan iyo inta wasaaradda maaliyadda wax ...

XOG; Maxaa sababay Khilaafka ka jira Itoobiya,iscasilaada Mr. Desalegn,Yaase bedelaya?

February 18, 2018
Dhacdooyinkii siyaasadeed ee ugu danbeeyey  dalka Itoobiya marka laga hadlayo, Raysalwasaare Hailemariam Desalegn waxaa uu si rasmi ah ...

XOG CULUS: Jawaari iyo cabdi xaashii awoodaha isku haysta iyo madaxda dowlada oo ku dhaxwareeray

February 18, 2018
Sida laga soo xigtay Xildhibaano ka tirsan Golayaasha Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose, ayaa sheegaya in weli uu taagan yahay is fahan ...

Siyaasiyiinta beesha habar-gidir oo xalay muqdisho kulan kuyeeshay+ c/raxmaan cabdishakuur oo walaac dil muujiyay kuna eedeeyay dowlada in………

February 18, 2018
Warar hoose oo ay heshay  shabakada wararka ee jigjiga.net   ayaa sheegaya in Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Labada ...

Suuqa bakaaraha ee muqdisho oo maanta laga kala cararay & shaqa joojin lagu dhawaaqay

February 18, 2018
Guud ahaan waxaa  maanta  xidhnaa  Ganacsigii Suuqa ugu weyn  magaalada muqdisho ee caasimada  Soomaaliya ee Bakaaro, kaddib markii ...

WAR DEG DEG AH: Daawo somaliland iyo igad oo ka wada hadlay dagaalka tukaraq & wada hadalka maamulka somaliland iyo somaliya

February 17, 2018
Madaxweynaha Maamulka somaliland  Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa kula kulmay Xoghaya Guud ee Urur Goboleedka IGAD ...