Monday, February 19th, 2018
.

Daawo: Farmaajo oo toos uga jawaabay suaalihi shacabka kana waramay qorshaha dowladiisa, mucaarada, iyo arimaha carabta oo ah kuwa………….

Published on February 9, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Dowlada federalka somaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa waxaa xilkan madaxweyne loo doortay 08 febraayo oo shalay ku beegnayd    xilkaas ayaa waxa uu kaga guuleystay madaxweyne hore Xasan Sh Maxamuud waxaana sanad u buuxsamay farmaajo shalay oo 08 febraayo ah.

Laakiin, Sanad kadib Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa uu ka hadlay waxyaabihii u qabsoomay iyo QORSHAHA dowladiisa.

Wareysi uu siiyay BBC-da qeybteeda AfSomaliga ayaa waxaa su’aalo toos ah ku weydiiyay shacabka Soomaaliyeed.

HOOS KA DAAWO WAREYSIGII MD Farmaajo oo Full ah.

Arimaha sida weyn wax looga weydiiyay waxaa kamid ah amaanka, dagaalkii Shabaab, Mucaaradka, Weeraradii Muqdisho ka dhacay, dhaqaalaha iyo xariirka wadamada caalamka gaar ahaan Carabta.

 

.

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

DEG DEG: Dowlada masar oo aqbashay codsigii dowlada ethiopia ee ahaa in dib loogu dhigo wada xaajoodka biya xidheenka abaay

February 19, 2018
wasiirka arimaha dibada dowlada masar  ayaa sheegay in dowlada masar aqbashay codsigi dowlada ethiopia ee ahaa in dib ...

RW kuxigeenka turkiga oo booqanaya dalka somaliya+ sababta booqashadiisa

February 19, 2018
Hakan Jaush Ogolo Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Turkiga ayaa lagu wadaa in uu sameyo  laba booqasho oo ...

Golaha wasiirada ayaa go,aan ka gaadhay murankii ganacsatada iyo wasaarada maaliyada

February 19, 2018
Golaha Wasiirada  xukuumada federalka somaliya  ayaa  kulan aan caadi ahayn maanta ku yeeshay Magaalada  Muqdisho  ee caasimada somaliya. kulankan ...

WAR DEG DEG AH: Qaabkee ayay doorashada RW ethiopia u dhacaysaa+ goormaa la fili inay dhacdo?????

February 18, 2018
Doorashada raysal-wasaaraha cusub ee dalka itoobiya  waxaa ka hadhay maalmo maadaama oo aysan wali dhamaanin qiimayntii usocotay ururada  ANDM ...

WAR CUSUB: Ganacsatada oo qaatay Go’aan sii cakiran kara khilaafka kala dhaxeeya DF & xirnaashaha Suuqa Bakaaraha

February 18, 2018
Ganacsatada Suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa ku adkeysanaya iney xidhnaandoonaan xarumahooda ganacsiga, tan iyo inta wasaaradda maaliyadda wax ...

XOG; Maxaa sababay Khilaafka ka jira Itoobiya,iscasilaada Mr. Desalegn,Yaase bedelaya?

February 18, 2018
Dhacdooyinkii siyaasadeed ee ugu danbeeyey  dalka Itoobiya marka laga hadlayo, Raysalwasaare Hailemariam Desalegn waxaa uu si rasmi ah ...

XOG CULUS: Jawaari iyo cabdi xaashii awoodaha isku haysta iyo madaxda dowlada oo ku dhaxwareeray

February 18, 2018
Sida laga soo xigtay Xildhibaano ka tirsan Golayaasha Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose, ayaa sheegaya in weli uu taagan yahay is fahan ...

Siyaasiyiinta beesha habar-gidir oo xalay muqdisho kulan kuyeeshay+ c/raxmaan cabdishakuur oo walaac dil muujiyay kuna eedeeyay dowlada in………

February 18, 2018
Warar hoose oo ay heshay  shabakada wararka ee jigjiga.net   ayaa sheegaya in Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka tirsan Labada ...

Suuqa bakaaraha ee muqdisho oo maanta laga kala cararay & shaqa joojin lagu dhawaaqay

February 18, 2018
Guud ahaan waxaa  maanta  xidhnaa  Ganacsigii Suuqa ugu weyn  magaalada muqdisho ee caasimada  Soomaaliya ee Bakaaro, kaddib markii ...

WAR DEG DEG AH: Daawo somaliland iyo igad oo ka wada hadlay dagaalka tukaraq & wada hadalka maamulka somaliland iyo somaliya

February 17, 2018
Madaxweynaha Maamulka somaliland  Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada Hargeysa kula kulmay Xoghaya Guud ee Urur Goboleedka IGAD ...