Friday, June 22nd, 2018
.

DEG-DEG: C/raxmaan cabdishakuur oo si la yaableh uga hadlay arinta ka taagan xarunta golaha shacabka sheegayna in……..

Published on April 4, 2018 by   ·   No Comments

April-04-2018 ( jigjiga.net-muqdisho) – Siyaasiga  mucaaradka ah  mudane  C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa goordhow bartiisa Facebook kusoo qoray hadal xasaasi ah uu ku sheegayo sababta loo leeyahay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Hub la galay Xarunta Golaha Shacabka mid lagu baneysan rabo weerarkii isaga lagu soo qaaday oo kale.

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo ka mida Siyaasiyiinta ugu cad cad ee Mucaaradka ku ah Dowlada ayaa qoraalkiisa kooban ku sheegay in la digtoonado si aan mar kale la isku gaadin, hadalkaas oo ah mid siyaasadeysan oo ujeedo huwan, waxaana uu u qornaa Hadalkiisa sidan:-

Wararkii ugu Dambeeyay ayaa sheegaya in Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ay hada kulan ku leeyihiin Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana shir gudoominaya Gudoomiye kunxigeenka 1aad ee Golaha Shacabka.

.

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

TOP NEWS: Baarlamaanka Itoobiya oo u balansan in uu sharcigii argagixisada tuuro & fursado muhiim ah oo mudan in………..

June 22, 2018
Wararka aan ka helayno caasimada dalka Itoobiya ee Addis-ababa  ayaa sheegaya in xeer ilaaliyaha guud ee  Dowlada Itoobiya  ...

DEG_DEG: Bambo gacmeed caawa lagu weeraray xarunta degmada Waaberi

June 22, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, koox hubeysan ayaa caawa bambo gacmeed ...

TOOS U DAAWO: Dooda Jimcaha Maanta Ee Idaacadda BBC-da iyo warar xaasxaasi ah

June 22, 2018
Halkan toos toos uga DAAWO barnaamijka Doodda Jimcaha ee idaacadda BBC-da oo ku saabsan safarkii Ra’isal wasaaraha Itoobiya ...

DAAWO VIDEO: Muranka Deeqaha Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Meel Xasaasi Ah Maraya & Warar goos goos ah ( full video )

June 22, 2018
Wasaaradda Qorshayanta ee Soomaaliya Jamaal Maxamed ayaa dhowaan qoraal ay u dirtay beesha caalamka ku sheegtay inay diidan ...

Dawladda Somaliland Oo Diiday Inay Ka Qayb-gasho Shirka Brussles Ee Soomaalida Oo Qabsoomaya

June 22, 2018
Dawladda Somaliland ayaa qaadacday inay ka qayb gasho shir la filayay inuu bishan 26 June-28 ka furmo magaalada ...

Madaxwayne Muuse Biixi oo Isku Shaandhayntii Xukuumaddiisa Dib U Dhigay, Sababta Keentay oo lagu macneyay in……….

June 22, 2018
Dhawaan ayay ahayd markii ay soo shaac baxday isku shaandhayn uu Madaxwayne Biixi doonayo inuu ku sameeyo xukuumaddiisa, ...

Madaxweynaha somaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay kadib………

June 22, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii uu kas ...

Madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Oo Warqad Luuqad Adag Ku Qoran U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres

June 22, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa luuqad adag ku dhalliilay xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland ...

XOG: Saraakiisha ciidanka xoogga oo sheegay inay dileen Sarkaal ka tirsanaa Shabaab

June 22, 2018
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo taageero ka helaya ciidamo Maraynkan ah ayaa deegaanka Araare oo u dhow degmada ...

DAAWO SAWIRADA: Jubbaland oo xukun dil ah ku fulisay Saddex nin

June 22, 2018
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Jubbaland ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Saddex askari oo ...