Thursday, October 18th, 2018
.

WAR DEG DEG AH: Gudoomiye jawaari oo ku gacan saydhay codsi uga yimid madaxda qaranka sheegayna in isagu madax kayahay xarunta baarlamaanka+ amison oo la filyaayo in……..

Published on April 4, 2018 by   ·   No Comments

April-04-2018 ( jigjiga.net-muqdisho) – Guddoomiyaha  golaha Baarlamaanka  fedaralka Soomaaliya  muadane Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa ku gacan sedhay codsi uga yimid taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya.

Codsiga ayaa ahaa inuu ciidamada la socda ka saaro gudaha baarlamaanka iyo dhismaha, si xarunta Baarlamaanka ammaankeeda loo sugo, laakiin guddoomiye Jawaari ayaa ku adkeysatay inuu isagoo madax ka yahay xarunta Baarlamaanka.

Wararka ayaa sheegaya in talieyayasha ciidamada milateriga, Booliska, NISA iyo Asluubta ay dib uga laabteen xarunta Baarlamaanka, iyagoo la shiray madaxweynaha, waxaana wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in Taliyaha AMISOM laga warsugayo si uu xaaladda u soo dhex galo uguna qanciyo Jawaari inuu ciidamada taabacsan ka saaro Golaha.

Dowladda Soomaaliya ayaa xirtay Baarlamaanka inta ciidamada laag saarayo xarunta, waxayna wararku sheegayaan in ciidamada taabacsan guddoomiye Jawaari iyo ku xigeenkiisa Mahad Cawad ay ka badan yihiin 20 askari oo aan ka mid ahayn ilaaladoodii hore.

Xildhibaannada ayaa bannnaanka Baarlamaanka weli ku sugan , waxaana taagan is mari waaga ka dhashay arrinta ciidamada hubeysan ee ku dhex jira Baarlamaanka iyo qaar saaran dhismaha.

taas oo markii danbe sababtay inay xubnahii baarlamakaa ee mooshinka waday ee uu hoogaminayay muudey isaga baxan xarunta barlamaanka.

xiisada kadhalatay mooshinkan ayaad moodaa inay meel xaas xaasi ah cagadhiganayso hadaan xal siyaasi ah lagu dhamayn

waxayna u muuqataa in awood iyo ismaquunin meesha taalo taas oon la sadaalin karin cida ay guushu ku raaci doonto

.    

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

Daawo:Dadkii Oromadu ka Barakicisay dhulkooda oo Cabudwaaq ku Rafaadsan.

October 4, 2018
In kabadan 50-Qoys oo kamida dadkii degaamada u dhexeeya Ogadenia iyo Oromada Nafta kala cararay kadib markii Oromadu ...

Dib u dhigis iyo doorasho!” Imtixaanka Horyaala Abiy Ahmed.

October 4, 2018
Ergo ka badan 1000  oo ay safka Hore kaga Jiraan Hogaamiyeyaasha Isbahaysiga Talada Itobiya maamula ee EPRDF, ayaa ...

Daawo:Wufuuda iyo madaxda ONLF oo magalada Gabagabo kusii Qulqulaya.

October 4, 2018
Degmada Gabagabo ee Gobolka Qoraxay waxaa Haatan kusugan inta badan Ergooyinka iyo madaxdii Jabhada ONLF ee in dhowaale ...

Daawo: Beesha Caalamka oo Codsatay in dib loo bilaabo wada hadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland

October 4, 2018
Beesha Caalamka oo Codsatay in dib loo bilaabo wada hadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland. https://youtu.be/0tLWAJP1e4M

Daawo: Qardho Waxaa Ku Kulmay Raxmadii alle iyo Waftigii Qalbidhagax

October 4, 2018
Waxaa magaalada Qardho Gaaray Wafti uu hogaaminaayo cabdikariim sheekh muuse Qalbi dhagax Hadaba waxaa sifiicxan uga da’ay Roob ...

Gobalka nogob oo markale muujiyay udub dhaxaadnimada halganka ONLF iyo dhalinyarada Nogob oo taageero buuxda siisay ONLF

September 30, 2018
Magaalada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan waxaa maanta ka dhacay kulan balaadhan oo ay kasoo qayb galeen inta ...

Ciidamada xoogga oo Al Shabaab kala wareegay degaanno ka tirsan J/Hoose

September 30, 2018
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa hawlgal ay ka sameeyeen gobolka Jubbada Hoose kula ...

Dagaallo culus oo maanta markale ka dhacay Hiiraan

September 30, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaallo culus oo maanta markale dib uga qarxay degaano ka tirsan ...

DEG_DEG: Khilaaf xoogan oo hadheeyay qaab dhismeedka maamulada gobalada DDS & qabiilo xaraan ku tilmamay qaabka……

September 30, 2018
Wararka aan ka helayno caasimada deganka somalida ayaa waxay sheegayaan in qaabdhismeedkii maamulada Gobalada Deganka ay ka taagan ...

M/weynaha Kenya oo laga dalbaday inuu wax ka qabto dhibaatada ciidankiisa ka geystaan Soomaaliya

September 30, 2018
iyaasiga Faarax Macalin ayaa sheegay ciidanka dowladda Kenya ee aan qeybta ka aheyn hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ...