Friday, January 18th, 2019
.

XOG CULUS: Maxaa ka socda xarunta madaxtooyada somaliya ee villa somaliya+ kulan xaas xaasi ah oo u dhaxeeya………

Published on April 4, 2018 by   ·   No Comments

April-04-2018 ( jigjiga.net-muqdisho) -Kulan gaar ah oo Albaabada u xiran yihiin ayaa hada ka socda Madaxtooyada Soomaaliya.

kulankan oo u dhaxeeya   Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabdi weli Muudeey oo isaga iyo xubnahii uu hogaaminayay golaha shacabka maanta isaga baxeen.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa dhacdadii maanta ee Xarunta Golaha Shacabka, Xiisada taagan iyo Fal celintii uu maanta sameeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Jawaari.

Iyadoo waanwaantii uu waday Madaxweynaha Soomaaliya ay fashilantay, ayaa sidoo kale waxaa maanta Kulankii la filayay in codka Kalsoonida loogu qaado Guddoomiye Jawaari uu ku dhamaaday Buuq iyo is eedeyn, waxaana la ogaan xogta dhabta ee Kulanka hada soconaya maadaama saxaafada aan loo ogoleyn.

Dhinaca kale Kulamo gooni gooni ah oo ay leeyihiin Xildhibaanada Mooshinka ka wada Guddoomiye Jawaari ayaa soconaya, waxaana wararka ay sheegayaan in Xildhibaanada ay doonayaan in xasaanada ay ka qaadaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

Federalka Itobiya miyaa Oromiya ah mise Oromada ayaa Federalka Itobiya ah?. + jahawarerka siyaasadeed ee kajira Dalka

January 17, 2019
Shir kii Gudida fulinta ee xisbiga talada Dalka ethiopia haya ee EPRDF ayaa maalinimadii shalay ahayd ka ...

Ururka onlf oo si kulul u cambaareeyay xasuuqa maleeshiyada canfartu ku hayso shacabka somalida ee gobalka sitti bayaana ka soo saartay

January 17, 2019
Malleeshiyada Maamulka Canfarta ayaa 18 qof oo rayad ah ku xasuuqay gobolka Sitti ee deegaanka Soomaalida, markiiay taariikhdu ...

XOG: Kooxdii weerartay DusitD2 ma ahayn Somali kaliya “Waxaa ubadnaa Ajnabi”. sidaas waxaa yidhi……

January 17, 2019
Booliska Kenya waxay sheegeen in laba ka mid raggii weeraray hotelka Dusit ee Nairobi aysan Soomaali ahayn ...

Kumuu ahaa ninka Israel u dhashay ee Al-Shabaab ay ku dileen weerarkii Nairobi?

January 17, 2019
Ganacsade u dhashay Israel hayeeshee heystay Dhalashada Mareykanka ayaa ka mid ahaa dadkii 21ka qof ahaa ee ku ...

Xog: Axmed Madoobe oo laba sabab dartood uga baaqday calemeo-saarkii Lafta-gareen

January 17, 2019
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ka maqnaa musaanadda Caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Koofur Galbeed. Warar ...

Daawo: Sirdoonka reer galbeed oo shaaciyey xog cusub oo ku saabsan weerarkii Nairobi

January 17, 2019
Dowladda Kenya ayaa la sheegay in lagu wargeliyay xogta weerarkii Shabaab ay ku qaadeen talaadadii Hotel wayn oo ...

Somaliland oo shegtay in qorshe halis ah oo loogu maleegay ajnabiga ay DF u wado Bankiga Dhexe

January 17, 2019
La-taliyaha gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland, Cali Maxamed Warancadde, ayaa shaaca ka qaaday in ninka ajaanibka ah ee ...

XOG: waa sidee xiriirka axmed madoobe iyo saciid dani madaxweynaha cusub ee puntland???

January 17, 2019
Dhawaan ayey ahayd markii la doortay Madaxweynaha Cusub ee Puntland Siciid Cabdullahi Deni kaddib doorasho adag oo uu ...

Shabaab Oo Dad Badan Afduub Ugu Heysta Hoteelka La Weeraray Nairobi, iyo Ciidanka Kenya Oo Bilaabay…

January 15, 2019
Weli waxaa ka dagaalamaya gudaha Hoteelka La weeraray galabta Dagaalyahanada Al Shabaab,magaalada Nairobi ayaana aad looga hadal ...

Waftigii ONLF Ee Gobolka Afdheer oo Dagmada Baareey Gaadhay+ fariimaha ay xambaarsantahay booqashada…….

January 15, 2019
Waxaa hada Dagmada Baareey ee Gobolka Afdheer gaadhay si wayna loogu soodhaweeyay waftigii Jabhada ONLF ee Gobolka ...

Jidka Isku Xidha Jabuuti & Itoobiya oo Maalintii Labaad Xidhan.

January 15, 2019
Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Wakaalada Wararka Ogadenya ee ONA ayaa sheegaya in jidka isku xidha ...

Xiisada Turkiga & Maraykanka U Dhaxaysa ee Ku Saabsan Mustaqbalka Kurdida oo Hanjabaad Gaadhay.

January 15, 2019
Turkiga ayaa si cadho leh uga jawaabay hanjabaadda madaxweyne Trump ee ah in uu burburin doono dhaqaalaha Turkiga ...

XOG:Shabaabka oo xiran jaakado aysan xabadda karin iyo wararkii ugu dambeeyey weerarka Nairobi

January 15, 2019
Xog cusub ayaa kasoo baxaysa weerarka ka socda hotel-ka Dusit ee ku yaalla magaalada Nairobi, halkaasi oo ay ...

Daawo sawirada: mashaqada iyo qaylada ka socota gudaha hotelka weerarku ka socdo nairobi

January 15, 2019
Telefishinada Waddanka Kenya Badankood waxay tebinayaan Dhacdadaan ah weerarka lagu qaaday Hoteelka Ku yaalla Magaalada Nairobi Ee Caasimada ...

XOGO DHEERI AH: Tirada dhimashada weerarka Nairobi iyo tirada kooxda weerarka fulineysa

January 15, 2019
Weerarka qaraxyada ku billowday ee magaalada Nairobi ayaa weli socda isla mrkaasna aan lasoo afjarin, waxaana la rumeysan ...

DEG DEG: Ururka allshabaab oo war kasoo saaray weerarka nairobi ka socda

January 15, 2019
War rasmi ah oo goordhow kasoo baxay ururka Al-Shabaab ayay ku sheegatay weerar qaraxyo ku billowday oo ...

DEG DEG: Qarax Xoogan Oo Goordhaweyd Ka Dhacay Muqdisho & Warar Hordhac Ah Oo La Helay

January 15, 2019
Qarax xoogan ayaa waxa uu ka dhacay Degmada Deyniile Ee Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka somaliya, waxaana kasoo ...

DEG DEG: qarax xoogan oo gilgilay nairobi

January 15, 2019
magaalada nairobi ee caasimada dalka kenya ayaa waxaa ka dhacay qarax xoogan oo laga dareemay guud ahaanba caasimada ...

Rajadii laga Qabay isbadal lagu sameeyo xisbiga Talada deegaanka Haya oo laga Quustay. + sababta oo ay kawarbixiyeen qaar….

January 14, 2019
Kulamo iyo shirar is daba Jooga oo lagu sheegay Tababaro iyo Aqoon is waydaarsi lagu dhisayo Garaadka iyo ...

Xisbiga DDS ka taliya oo ku ceeboobay olole onlf ceebayn ah

January 14, 2019
Xisbiga Faasidka ah ee Haya Talada dawlada deegaanka Somaalida ayaa bilaabay Olole cusub kadhan ah xisbiga ONLF, waxayna ...

Tvga oromada ee ONN TV Oo Kabeen Sheegay Taariikhda magaalada Diridhaba (Warbixin)

January 14, 2019
Qowmiyada aan walaalaha nahay soohdinta dheerna aynu wadaagno ee oromada ayaa TV yo iyo warbaahino kale oo tiro ...

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo eedeyn u soo jeediyay Madaxda dalka iyo xildhibaanada

December 9, 2018
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed Cali Daahir ayaa  sheegay in ay ku guuleysteen xafiiska Xeer ilaalinta iyo ...

DEG DEG Dhagayso: Madaxwayne Farmaajo oo Mooshin laga gudbiyay…

December 9, 2018
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay guddoonka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya oo ...

DAAWO: Jigjiga maanta iyo Shalay ioyo JWXO oo…

December 9, 2018
DAAWO: Jigjiga maanta iyo Shalay ioyo JWXO oo… https://youtu.be/2Je_tFkO5cg

DAAWO: Abwaan Ka gabyay xaalada Somali State

December 9, 2018
DAAWO: Abwaan Ka gabyay xaalada Somali State https://youtu.be/IS52kkywQRk

Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyada weerar lagu dilay Ganacsade

December 9, 2018
Al-Shabaab ayaa war ka soo saartay dil saaka dhacay Xaafada Ex Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho, kaasoo loo ...

DAAWO: Cabdikariim Qalbi dhagax oo si wayn loogu soo dhoweeyay Jigjiga

December 8, 2018
DAAWO: Cabdikariim Qalbi dhagax oo si wayn loogu soo dhoweeyay Jigjiga https://youtu.be/PQSRqbXz5tU

DAAWO: Deg Deg: Safaarada Maraykanka Ee Muqdisho Oo Dagaal Cusub Ka Dhex Abuurtay Farmaajo Iyo Muuse Biixi

December 8, 2018
https://youtu.be/PDXF0tFMjj0

Deg deg: Ciidanka amniga oo qabtay qaracyo lala beegsan rabay shacab aan waxba galabsanin+daawo muuqaalka

December 6, 2018
Warar hada naga soo gaadhaya magaalada Jogjiga ee xarunta Somali state ayaa waxay sheegayaan in ay ciidamada amaanku ...

Soo dhowaynta ONLF iyo sharafta uu ka dhaxlay Madaxwayne Mustafe iyo cida ka xun +Sababta

December 6, 2018
Madaxwyanaha Somali State ayaa wuxuu sharaf balaadhan iyo guul hore leh ku gaadhay soo dhowaynta madaxda Jabhada JWXO ...