Friday, June 22nd, 2018
.

Barmaamujkii oromism oo meel fiican maraya & hogaamiyaal o.l.f katirsan oo masar horay uga sii raacay dr abiy ahmed

Published on June 12, 2018 by   ·   No Comments

Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya Dr abiy axmed cali ayaa xaqiijiyay soodaynta muwaadiniin Itoobiyaan ah oo tiradoodu gaadhayso 32 kuwaas oo ku xidhnaa dalka masar.

soodaynta maxaabiista ayaa timid kadib booqasho laba maalmood ah oo uu abiy ku tagay dalka masar lana kulmay c/fataax al-sisi halkaas oo  soodaynta maxaabiista abiy kala hadlay madaxweynah masar.

Maxaabiistan la soodaayay ayaa horay u sii racaday ra’isulwasare abiy ahmed iuagoo diyarad qudh ah wada raacay.

Warbixi ay ka diyaarisay warbaahinta dowladu ayaa tusay sadex gabdhood oo yar yar oo aad u faraxsan  isla markaasna dhoola cadaynaya oo gacan qaadaya raisulwasaraha.

Abiy Ahmed

Laakiin warbaahinta afka dowlada ku hadasha mayna sheegin sababtii  maxaabiistan ugu xidhnaayeen dalka masar iyadoo la rumaysan yahay in kumanaan qaxooti Itoobiyaan ah ku nool yahiin dalka masar.

Sanadkii 2016 ayay Dowlada Itoobiya masar ku eedaysay in ay qayb katahay qalalaasaha dalka ka socda  kadib markii uu qarxay mudaharad xili lagu guda jiray ireecha oo ah maalin dhaqan u ah dadka oromada ah kaas oo ka dhacay bishaaftu oo 44 km ujirta  magaalada Addis-ababa laakin wakhtigaas waxaa eedaas iska fogeeyay dalka masar oo sheegtay in ayna dalka Itoobiya wax qas ah ku wadin balse ay yahiin laba dal oo walaalo ah.

Dhan ka kale waxaa horay usoo raacay Ra’isulwasaraha laba xubnood oo kamid ah ururka O.L.f oo ah jabhad hubaysan oo dadka oromada ah leeyahiin kuwaas oo dagaal  hubaysan kula jira dowlada.

Labadan xubnood oo lagu magacaabo , Colonel Abebe Geresu  iyo   Yonathan Dibissa  ayaa ahaa laba sargaal oo ka tirsanaan jiray cidanka dowlada laakiin markii danbe goostay iyaga iyo 100 askari oo la socotay kuna biray jabhada hubaysan ee oromada.

kuwaas oo marki danbe noqday khubarao o.l.f kala taliya arimaha ciidanka gaar ahaan ciidamada  oo.l.f ee jooga dalka erirtea.

week ka horbay ahayd markii xubna sarsare oo katirsan mucaaradka oromada ee oromo democratic front ( O.D.F) oo base koodu qurbaha ahaa dalka dib ugu soolaabteen sanado masaafuris uga maqnaa dalka kadib halkaasna kulamo kula qaateen madaxda oromada sida abiy axmed iyo madaxweynah mamulka oromia lemma megersa

isku soo duub oo waxaad moodaa in ay socoto dabayl oromism ah kaas oo mucarad iyo muxaafidba oromo isu habar wacanayso

Halkan riix oo akhriso  dhamaan wararka jigjiga.net

.

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

TOP NEWS: Baarlamaanka Itoobiya oo u balansan in uu sharcigii argagixisada tuuro & fursado muhiim ah oo mudan in………..

June 22, 2018
Wararka aan ka helayno caasimada dalka Itoobiya ee Addis-ababa  ayaa sheegaya in xeer ilaaliyaha guud ee  Dowlada Itoobiya  ...

DEG_DEG: Bambo gacmeed caawa lagu weeraray xarunta degmada Waaberi

June 22, 2018
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya degmada Waaberi ee gobolka Banaadir, koox hubeysan ayaa caawa bambo gacmeed ...

TOOS U DAAWO: Dooda Jimcaha Maanta Ee Idaacadda BBC-da iyo warar xaasxaasi ah

June 22, 2018
Halkan toos toos uga DAAWO barnaamijka Doodda Jimcaha ee idaacadda BBC-da oo ku saabsan safarkii Ra’isal wasaaraha Itoobiya ...

DAAWO VIDEO: Muranka Deeqaha Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Meel Xasaasi Ah Maraya & Warar goos goos ah ( full video )

June 22, 2018
Wasaaradda Qorshayanta ee Soomaaliya Jamaal Maxamed ayaa dhowaan qoraal ay u dirtay beesha caalamka ku sheegtay inay diidan ...

Dawladda Somaliland Oo Diiday Inay Ka Qayb-gasho Shirka Brussles Ee Soomaalida Oo Qabsoomaya

June 22, 2018
Dawladda Somaliland ayaa qaadacday inay ka qayb gasho shir la filayay inuu bishan 26 June-28 ka furmo magaalada ...

Madaxwayne Muuse Biixi oo Isku Shaandhayntii Xukuumaddiisa Dib U Dhigay, Sababta Keentay oo lagu macneyay in……….

June 22, 2018
Dhawaan ayay ahayd markii ay soo shaac baxday isku shaandhayn uu Madaxwayne Biixi doonayo inuu ku sameeyo xukuumaddiisa, ...

Madaxweynaha somaaliya Maxamed C/llahi Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay kadib………

June 22, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay, markii uu kas ...

Madaxweynaha somaliland Muuse Biixi Oo Warqad Luuqad Adag Ku Qoran U Diray Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres

June 22, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa luuqad adag ku dhalliilay xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somaliland ...

XOG: Saraakiisha ciidanka xoogga oo sheegay inay dileen Sarkaal ka tirsanaa Shabaab

June 22, 2018
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo taageero ka helaya ciidamo Maraynkan ah ayaa deegaanka Araare oo u dhow degmada ...

DAAWO SAWIRADA: Jubbaland oo xukun dil ah ku fulisay Saddex nin

June 22, 2018
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida Jubbaland ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Saddex askari oo ...