Thursday, October 18th, 2018
.

DHAGEYSO: Maxey tahay Sababta Amarkii Madaxweyne Farmaajo uusan uga dhaqan gelin Muqdisho ? & muqdisho oo laba madaxweyne yeelatay

Published on June 13, 2018 by   ·   1 Comment

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa labo maalin ka hor  waxa uu  bixiyay amar ah in la furo wadooyinka muqdisho hayeeshee Amarkaas weli ma uusan ka dhaqan gelin Magaalada Muqdisho.

Haddaba Dadka ayaa is weydiinaya Su’aalo dhowr ah oo ay ka mid tahay sababta uusan Amarka Madaxweynaha loo fulin la’yahay ?

Haddaba Prof Axmed oo ka mid ah Aqoonyahada ku sugan Muqdisho xog badana ka haya xaalada Magaalada ayaa wareysi uu bixiyay ku sheegay arimo badan oo ku qasbi kara farmaajo inay wadooyinku sii xirnadaan.

HALKAN KA DHAGEYSO MAQALKA

Iyaddoo lagu guda jiro maal mihii ugu dambeeyey ee Diyaar garowga Ciidda ayaa Xaaladda Muqdisho weli waxay tahay mid kala xiran, Shacabkuna ay dhib badan ku qabaan isku socda.

Muqdisho laba madaxweyne ayay yeelatay waxaa sidaas yidhi……… halkan riix oo akhri

Kala soco wararka oo dhan www,jigjiga.net

.    

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (1)

  1. Ahmadey says:

    waa xaqiiqa in madaxweyne farmaajo jecel yahay in dadka muqdisho wadooyinka loo furo ,Amarna waa baxshay ,laakiin muqdisho meel caadi ah ma ahan,ciidamada amnigu markii ay hayaan xogo sheegaya in dhowr gaari oo qarxi doonta maalmaha ciidda ,waxay ku qasban yihiin inay dib u dhigtaan fulinta amarka madaxweynaha-shacabka muqdishana inta badan waa fahansan yihiin xaaladda-
    laakiin waxaan dadka soomaaliyeed wada ogeyn inay jiraan siyaasiin ,xildhibaano iyo odayaal jecel ama doonaya in wadada loo furo baabuurta ciidda qarxi laheyd ,waa kuwaas kuwa qeylo dhaanta wadaa ,waxay doonayaan in shabaabka la fasaxo oo qaraxyadu soo laabtaan ,lagu hoobto ,hadhowna yiraahdaan waa waray dawladdu amnigii xamar way dayacday-ina salaad wuxuu ku farxi lahaa in maalin walba qarax dhaco si uu eed soo jeedin aan micne laheyn u daldalo






Wararka Maanta

Daawo:Dadkii Oromadu ka Barakicisay dhulkooda oo Cabudwaaq ku Rafaadsan.

October 4, 2018
In kabadan 50-Qoys oo kamida dadkii degaamada u dhexeeya Ogadenia iyo Oromada Nafta kala cararay kadib markii Oromadu ...

Dib u dhigis iyo doorasho!” Imtixaanka Horyaala Abiy Ahmed.

October 4, 2018
Ergo ka badan 1000  oo ay safka Hore kaga Jiraan Hogaamiyeyaasha Isbahaysiga Talada Itobiya maamula ee EPRDF, ayaa ...

Daawo:Wufuuda iyo madaxda ONLF oo magalada Gabagabo kusii Qulqulaya.

October 4, 2018
Degmada Gabagabo ee Gobolka Qoraxay waxaa Haatan kusugan inta badan Ergooyinka iyo madaxdii Jabhada ONLF ee in dhowaale ...

Daawo: Beesha Caalamka oo Codsatay in dib loo bilaabo wada hadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland

October 4, 2018
Beesha Caalamka oo Codsatay in dib loo bilaabo wada hadaladii Soomaaliya iyo Soomaaliland. https://youtu.be/0tLWAJP1e4M

Daawo: Qardho Waxaa Ku Kulmay Raxmadii alle iyo Waftigii Qalbidhagax

October 4, 2018
Waxaa magaalada Qardho Gaaray Wafti uu hogaaminaayo cabdikariim sheekh muuse Qalbi dhagax Hadaba waxaa sifiicxan uga da’ay Roob ...

Gobalka nogob oo markale muujiyay udub dhaxaadnimada halganka ONLF iyo dhalinyarada Nogob oo taageero buuxda siisay ONLF

September 30, 2018
Magaalada Jigjiga ee Xarunta Gobolka Faafan waxaa maanta ka dhacay kulan balaadhan oo ay kasoo qayb galeen inta ...

Ciidamada xoogga oo Al Shabaab kala wareegay degaanno ka tirsan J/Hoose

September 30, 2018
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Daraawiishta Jubbaland ayaa hawlgal ay ka sameeyeen gobolka Jubbada Hoose kula ...

Dagaallo culus oo maanta markale ka dhacay Hiiraan

September 30, 2018
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaallo culus oo maanta markale dib uga qarxay degaano ka tirsan ...

DEG_DEG: Khilaaf xoogan oo hadheeyay qaab dhismeedka maamulada gobalada DDS & qabiilo xaraan ku tilmamay qaabka……

September 30, 2018
Wararka aan ka helayno caasimada deganka somalida ayaa waxay sheegayaan in qaabdhismeedkii maamulada Gobalada Deganka ay ka taagan ...

M/weynaha Kenya oo laga dalbaday inuu wax ka qabto dhibaatada ciidankiisa ka geystaan Soomaaliya

September 30, 2018
iyaasiga Faarax Macalin ayaa sheegay ciidanka dowladda Kenya ee aan qeybta ka aheyn hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ...