Saturday, September 22nd, 2018
.

Maxaabistii jeel ogaadeen oon la siiwada dayn iyo inta hadhay oo madaxda degaanku ureebeen barmaamuj siyaasadeed ( political issue) & barmaamuj larabo in laga diyaariyo

Published on July 11, 2018 by   ·   No Comments

Wararka aan ka helayno caasimada degaanka somaalida itoobiya ee jigjiga ayaa waxay sheegayaan in shalay jelka dhexe laga sidayay maxaabis tiro badan halka tiro kale oo badana jeelka lagu reebay.

Hadaba wakaalada wararka ee jigjiga.net ayaa waxay xidhiidh la samaysay dad ka agdhaw maamulka kililka waxayna shegeen sababta loogu reebay maxaabiista inta hadhay jeelka  in uu ahaa amar ka soobaxay cabdi maxamud cumar madaxweynah dowlad deganka somaalida itoobiya.

Ilaha aan warkan ka helay ayaa waxay sheegeen in shalay  qorshahu ahaa in ooda laga qaado maxaabista laakiin amarka yimid madaxweyne cabdi maxamud dib loogu dhigay, waxaana sababta lagu sheegay in uu madaxweyne cabdi rabo in uu barmaamij  muuqaala ah uu ka diyaariyo si ay u qirtaan in ay danbiila yaal ahaayeen kadibna uu sidaayo si uu bulshada ugu muujiyo in uu cafiyay rag danbileyaal ah taas oo  fajac iyo yaab ku noqotay dadweynahii shalay jeelka boqday si ay u soodhaweeyaan eheladoodii jelka ku xidhnaa ooyna arag mudo  udhaxaysa 7-12 sano

Fillo dhawaan video  maxaabiistaas laga sooduubto

.    

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

Qadar oo Shaacisay In Soomalia Ka Taageero Doonto Hiigsiga 2040-ka.

September 21, 2018
Dowladda Qadar ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in dowladda Soomaliya ay ka taageereyso hiisgiga sanada 2040-ka. Dowlada ...

Maqaal: Maxaad Kala Socotaa Xaalada Xabsiga Ciqaabta Ee Godey?

September 21, 2018
Magaalada Goday ee xarunta Gobolka Shabeelle waxaa kuyaala xabsi wayn oo Dhibaato qarsoon ay wali kajirto. Jeelka ku caan ...

Dad Ku Halaagsamay Doon Tanzania Ku Degtay.

September 21, 2018
Ugu yaraan 44 qof ayaa qarraqmay kadib markii doon ay kula degtay harada Lake Victoria ee dalka Tanzania ...

DAAWO: Madaxwayne Mustafe Cagjar”Madaxwaynihii hore lama jirdilin lamana jirdili doono”+Xornimo ayaan diyaar u nahay…

September 21, 2018
Madaxwayne ku xigeenka Dowlada deegaanka Somali State ayaa wuxuu sheegay in aysan jirin jirdil loo gaystay isla markaasn ...

XOG CUSUB: ma runbaa in uu geeriyooday madaxweynahii hore ee degaanka somalida cabdi ilay

September 11, 2018
Tan iyo intii ay soo baxeen wararka sheegaya in madaxweynahii hore  ee deganka somalida uu geeriyooday ahaa waxay ...

Deg deg: CMC oo la sheegay in xaalad adag uu ku suganyahay iyo hooyadii iyo xaaskiisii oo ka dayriyay+daawo

September 10, 2018
https://youtu.be/7sNKoxajyk4

Madaxwaynaha Somali State oo oo kulan la qaatay culimada Deegaanka+Maxay kawada hadleen…?

September 10, 2018
Madaxwaynaha Somali State Mudane Mustafe Maxamud Cumar Cagjar ayaa wuxuu kulan la qaatay Culimada deegaanka Somali State isagoo ...

Illaa 7 ruux oo ku geeriyootay qaraxii ismiidaaminta ee xarunta degmada Hodan

September 10, 2018
Ugu yaraan 7 ruux ayaa ku geeriyootay qarax ismiidaamin ahaa oo saaka barqadii lagu qaaday xarunta degmada Hodan ...

Wararkii ugu dambeeyay weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta degmada Hodan

September 10, 2018
faah faahin ayaa ka soo baxaya weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ...

Qarax xooggan oo goor dhow laga maqlay magaalada Muqdisho

September 10, 2018
Qarax aad u xooggan ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay magaalada oo dhan Wararka  ayaa ...