Tuesday, August 21st, 2018
.

Baarlamaanka dalka Masar oo ansixiyay xeerar cusub

Published on July 18, 2018 by   ·   No Comments

Baarlamaanka dalka Masar ayaa ansixiyay dhowr qodob oo sharci ah oo uu ku jiro xeer u ogolaanaya dadka ajnabiga ah in ay heli karaan jinsiyadda Masar haddii ay dhigtaan bankiyada dalkaasi lacag dhan $400,000 afar boqol oo kun oo dollar.

Sharcigan ayaa dhigaya in qofka ajnabiga ah uu fursad u helayo inuu noqdo Masri haddii uu akownkiisa bankiyada Masar uu muddo shan sano ah uu dhigto 7 milyan oo giniga Masar ah isla markaana uu muddaaasi daganaato Masar.

Xeerkan oo u baahan inuu saxiixo madaxweyne Abdelfattah Al-Sissi ayaa qeylo-dhaan xoog leh ka dhex dhaliyay gudaha baarlamaanka iyo sidoo kale baraha bulshadu ay ku kulanto ee Social Media. Haitham Al-Hariri oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamaanka ayaa ku eedeeyay dowladda in ay iibineyso dhalashada Masar si ay usoo jiidato maalgeliyaasha ajnabiga ah.

Sidoo kale baarlamaanka Masar ayaa shalay ansixiyay xeer diidaya in aanan wax maxkamad ah lasoo taagi karin saraakiisha sare ee ciidanka dalkaasi gaar ahaan kuwii hagayay ciidamada qalalaasihi dalkaasi ka dhacay sannadki 2013-ki ee lagu afganbiyay madaxweynihi hore Dr. Maxamad Morsi.

Muddadaasi ayaa waxaa la dilay boqolaal ruux oo ka mudaaharaadayay afganbigi xukunka looga tuuray madaxwaynihii sida sharciga ah loo doortay Dr. Maxamad Mursi oo tan iyo xilligaas jeelka ku jira.

.    

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

DEG_DEG DAAWO: Cabdi Maxamud Cumar iyo Cabdirahman laba go’le oo Cadaalada wajahaya

August 20, 2018
DEG_DEG DAAWO: Maxaa Kajira abdi Ilay iyo Cabdirahman laba go’le in maxkamad la saarayo ? HALKAN RIIX OO DAAWO

DAAWO: Taliye Caare oo Qardho Shir Jaraa’id Ku Qabtay, Ciidamadiisa oo uu Soo Bandhigay iyo Aasaaska Jabhaddiisa oo uu Ka Hadlay, & S/Land oo walaac ka……..

August 20, 2018
Taliye Caare oo dhawaan ka goostay maamulka somaliland ayaa Qardho Shir Jaraa’id Ku Qabtay, waxa uuna soo bandhigay ...

DEG_DEG: HRW oo ku tala bixisay in maxkamad lakeeno cabdi maxamud cumar iyo saraakiil sar sare oo kale

August 20, 2018
Haayada xuquuqda aadamaha u dooda ee Human right watch ayaa warbixin dheer oo ay soo saartay ku dalabtay ...

DAAWO: Sarkaal sare oo katirsan jabhada ONLF oo ka hadlay xaalada Guud ee DDS

August 20, 2018
Sargaal sare oo katirsan jabhada onlf ayaa waxa uu ka hadlay xaalada  Guud ee Degaanka somalida Itoobiya iyo ...

Xiisad Dagaal Oo Saaka Ka Taagan Deegaanka Tuka-raq Iyo Somaliland Oo aan………

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net- tuka-raq ):- Xiisad colaaddeed ayaa saaka lagu soo warramayaan in ay ka taagan tahay ...

Xog: Ciidamo ka tirsan DDS oo la goosan lahaa Hub & Gaadiid dagaal oo xabsi la dhigay

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net- jigjiga ):- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ee  Caasimada Degaanka  Soomaalida ayaa sheegaya ...

Waxbadan ka ogaaw sababta ka danbeysay in xubno muhiima laga saaro xisbiga ka arrimiya DDSI

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net ):- Kulan tan iyo 8dii Agoosto magaalada Addis Ababa uga socday xubnaha Xisbiga Dimoqaraadiga ...

Akhriso: Shan waxyaabood oo laga rabo Fahad Yaasiin in uu ka beddelo NISA.

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net- Muqdisho ):- Fahad Yaasiin Xaaji Daahir waxaa dhawaan loo magacaabay agaasime ku xigeenka Hay’adda ...

AKHRI: KENYA oo ugu danbeyntii shaacisay xiliga rasmiga ah oo ciidamadeeda ay kala baxeyso Somalia

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga-Nairobi ):- Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in dhawaan ay ciidamadeeda ...

Muxuu Caanood ka yiri wararka sheegaya in DFS uu kala goostay afartameeyo gaadiid dagaal?

August 19, 2018
August 19-2018 ( jigjiga.net- Muqdisho ):- Iyadoo inta badan warbaahinta dalka ay hadal hayan warar sheegaya in Abaanduulihii ...