Tuesday, August 21st, 2018
.

Madaxweynaha maamulka puntland oo ka hadlay markii ugu horaysay mudo koradhsi lagu tuhmayo…….

Published on July 18, 2018 by   ·   No Comments

Madaxweynaha maamulka puntland mudane c.wali maxamed cali gaas ayaa wax uu markii ugu horaysay ka hadlay mudo koradhsi dadweynuhu ay tuhmayeen in ay samayso xukumadiiso.

Mr gaas oo warbahinta  la hadlay kulankii bruseles kadiba ayaa sheegay in uu la yaaban yahay meesha warkaas ka  yimid islamarkaasna uusan jirin wax mudo koradsi ah oo ay samayn doonto xukuumadiisu.

Waxaa kale oo uu cadeeyay in ay doorashda maamulka puntland dhici doonto wakhtigii loogu talo galay jirina doonin wax mudo kordhin ah oo ay samayn doonaan.

C.wali oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in aysan jiri karin cid xukunka xoog ku haysan kartaa kali ah waxa kursiga lagu joogi karaana yahay rabitaanka shacabka.

Dhanka kale gaas ayaa waxa uu ugu baaqay musharaxiinta in ay si hufan u tartamaan islamarkaasna joojiyaan dacaayadaha ay ka fidinayaan.

Mudooyinkii ugu danbeeyay ayay dadweynahu aad u hadal hayeen mudo koradhsi lagu tuhmayay in uu rabo in uu sameeyo  Cabdi wali maxamed cali gaas

.    

Nagala Soo Xiriir

jigjiga0000@gmail.com

Readers Comments (0)






Wararka Maanta

DEG_DEG DAAWO: Cabdi Maxamud Cumar iyo Cabdirahman laba go’le oo Cadaalada wajahaya

August 20, 2018
DEG_DEG DAAWO: Maxaa Kajira abdi Ilay iyo Cabdirahman laba go’le in maxkamad la saarayo ? HALKAN RIIX OO DAAWO

DAAWO: Taliye Caare oo Qardho Shir Jaraa’id Ku Qabtay, Ciidamadiisa oo uu Soo Bandhigay iyo Aasaaska Jabhaddiisa oo uu Ka Hadlay, & S/Land oo walaac ka……..

August 20, 2018
Taliye Caare oo dhawaan ka goostay maamulka somaliland ayaa Qardho Shir Jaraa’id Ku Qabtay, waxa uuna soo bandhigay ...

DEG_DEG: HRW oo ku tala bixisay in maxkamad lakeeno cabdi maxamud cumar iyo saraakiil sar sare oo kale

August 20, 2018
Haayada xuquuqda aadamaha u dooda ee Human right watch ayaa warbixin dheer oo ay soo saartay ku dalabtay ...

DAAWO: Sarkaal sare oo katirsan jabhada ONLF oo ka hadlay xaalada Guud ee DDS

August 20, 2018
Sargaal sare oo katirsan jabhada onlf ayaa waxa uu ka hadlay xaalada  Guud ee Degaanka somalida Itoobiya iyo ...

Xiisad Dagaal Oo Saaka Ka Taagan Deegaanka Tuka-raq Iyo Somaliland Oo aan………

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net- tuka-raq ):- Xiisad colaaddeed ayaa saaka lagu soo warramayaan in ay ka taagan tahay ...

Xog: Ciidamo ka tirsan DDS oo la goosan lahaa Hub & Gaadiid dagaal oo xabsi la dhigay

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net- jigjiga ):- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Jigjiga ee  Caasimada Degaanka  Soomaalida ayaa sheegaya ...

Waxbadan ka ogaaw sababta ka danbeysay in xubno muhiima laga saaro xisbiga ka arrimiya DDSI

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net ):- Kulan tan iyo 8dii Agoosto magaalada Addis Ababa uga socday xubnaha Xisbiga Dimoqaraadiga ...

Akhriso: Shan waxyaabood oo laga rabo Fahad Yaasiin in uu ka beddelo NISA.

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga.net- Muqdisho ):- Fahad Yaasiin Xaaji Daahir waxaa dhawaan loo magacaabay agaasime ku xigeenka Hay’adda ...

AKHRI: KENYA oo ugu danbeyntii shaacisay xiliga rasmiga ah oo ciidamadeeda ay kala baxeyso Somalia

August 20, 2018
Agust 20-2018 ( jigjiga-Nairobi ):- Dowladda Kenya ayaa markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in dhawaan ay ciidamadeeda ...

Muxuu Caanood ka yiri wararka sheegaya in DFS uu kala goostay afartameeyo gaadiid dagaal?

August 19, 2018
August 19-2018 ( jigjiga.net- Muqdisho ):- Iyadoo inta badan warbaahinta dalka ay hadal hayan warar sheegaya in Abaanduulihii ...