Monday, December 10th, 2018
.

DEG DEG: CIA da Maraykanka oo sheegtay in Salmaan uu amray dilka Khashogi…

Published on November 17, 2018 by   ·   No Comments

CIA da dalka Maraykanka ayaa waxay soo gaba gabeeyeen baadhitaankii la xidhiidhay dilka Wariye Jamal Khashogi oo baryahan danbe dunida muran xoog badan ka dhaliyay isla markaasna xidhiidhka Turkiga iyo Sucuudiga halis galiyay.

Arrintan ayaa sidoo kale waxay halis ku tahay madaxwayne Donald Trump oo isku dayay in uu daboolo dalka fadeexada uu ku kacay dalka Maraykanka saaxiibka dhow la ah ee Sucuudigu.

Wararkan ayaa markii u horaysay waxaa lagu daabacay wargaysyada Washington post iyo associated press oo warkan kasoo xigtay saraakiil xog ka heshay baadhitaanka CIA iyo natiijada kasoo baxday.

Readers Comments (0)






WARARKA MAANTA

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo eedeyn u soo jeediyay Madaxda dalka iyo xildhibaanada

December 9, 2018
Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Axmed Cali Daahir ayaa  sheegay in ay ku guuleysteen xafiiska Xeer ilaalinta iyo ...

DEG DEG Dhagayso: Madaxwayne Farmaajo oo Mooshin laga gudbiyay…

December 9, 2018
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay guddoonka u gudbiyeen mooshin ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya oo ...

DAAWO: Jigjiga maanta iyo Shalay ioyo JWXO oo…

December 9, 2018
DAAWO: Jigjiga maanta iyo Shalay ioyo JWXO oo… https://youtu.be/2Je_tFkO5cg

DAAWO: Abwaan Ka gabyay xaalada Somali State

December 9, 2018
DAAWO: Abwaan Ka gabyay xaalada Somali State https://youtu.be/IS52kkywQRk

Al-Shabaab oo sheegatay mas’uuliyada weerar lagu dilay Ganacsade

December 9, 2018
Al-Shabaab ayaa war ka soo saartay dil saaka dhacay Xaafada Ex Koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho, kaasoo loo ...

DAAWO: Cabdikariim Qalbi dhagax oo si wayn loogu soo dhoweeyay Jigjiga

December 8, 2018
DAAWO: Cabdikariim Qalbi dhagax oo si wayn loogu soo dhoweeyay Jigjiga https://youtu.be/PQSRqbXz5tU

DAAWO: Deg Deg: Safaarada Maraykanka Ee Muqdisho Oo Dagaal Cusub Ka Dhex Abuurtay Farmaajo Iyo Muuse Biixi

December 8, 2018
https://youtu.be/PDXF0tFMjj0

Deg deg: Ciidanka amniga oo qabtay qaracyo lala beegsan rabay shacab aan waxba galabsanin+daawo muuqaalka

December 6, 2018
Warar hada naga soo gaadhaya magaalada Jogjiga ee xarunta Somali state ayaa waxay sheegayaan in ay ciidamada amaanku ...

Soo dhowaynta ONLF iyo sharafta uu ka dhaxlay Madaxwayne Mustafe iyo cida ka xun +Sababta

December 6, 2018
Madaxwyanaha Somali State ayaa wuxuu sharaf balaadhan iyo guul hore leh ku gaadhay soo dhowaynta madaxda Jabhada JWXO ...

Mareykanka oo ka hadlay howlgalkii Awdheegle ee ay ku wehliyeen Kumaandooska Dalka Soomaaliya

December 6, 2018
Taliska Mareykanka ee AFRICOM ayaa war ka soo saaray howlgalkii ugu dambeeyay ee habeen hore ka dhacay deegaanka ...

Dowlada Ethiopia oo xabsiga dhigtay shaqsiyaad lagu tuhunsanyahay in ay ka danbeeyeen Carqaladaha Benishangul ka iyo Oromia

December 6, 2018
Sida laga baahiyay warbaahinta EBC Dowlada Ethiopia ayaa waxay xabsiga dhigtay 5 xubnood oo isugu jirta madax sare ...

Xeer ilaaliyaha Guud ee Ethiopia oo shaaciyay sababta ka danbaysay Carqaladaha Oromia iyo Benshingul

December 5, 2018
Xafiiska Qareenka guud ee Ethiopia ayaa wuxuu shaaciyay in carqaladaha ka taagan Qoomiyada Oromia iyo Benshingul. Afhayeen u hadlay xafiiska ...

Heybad Taariikhi Ah Soo Degitaanka Gudoomiyaha ONLF & Wafdigiisa Ee Adis Ababa Iyo Jigjiga- By: Xaaji M/rashiid.

December 5, 2018
Halgankii caanka ku ahaa Qori isu dhiibka ee mudada qarniyada ah kasocday Dhulka Ogadenya wuxuu soo maray marxalado ...

Xisbiga Gimbot oo Musharaxa doorashada soo socota Doortay…

December 5, 2018
Xisbiga Ginbot 7 oo a ah xisbi kamid ah xisbiyada dhowaan uu Ra'iisulwasaaraha Ethiopia ka qaaday cuno qabatayntii ...

Daawo: Wararkii Kala Duwanaa ee Tvga Qaranka Ogaadeniya ilays tv.

December 4, 2018
waxaad daawadayaal kusoo dhawaataan wararkii xiisaha badnaa ee tvga qaranka Ogaadeniya ilays tv iyo qodobadii lagusoo qaatay. HALKAN RIIX ...

Mudaharaado Waawayn Oo Gobolka Oromada Kadhacay.

December 4, 2018
Wararka nagasoo gaadhaya gobolka Oromada ayaa sheegaya in mudaharaado waawayn kadhaceen gobolka. Mudaharaadadan oo ay oromadu kagasoo horjeedaan dad ...

DAAWO: Facebook iyo dadkuu simay iyo siday u kala duwanyihiin…Qiiro Gabay.

December 4, 2018
DAAWO: Facebook iyo dadkuu simay iyo siday u kala duwanyihiin...Qiiro Gabay. HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

TAARIIKH NOLOLEEDKII HALGAMAA ABWAAN HEELAALE OO KOOBAN

December 4, 2018
Axmed sheekh cali cabdi (heelaale) wuxuu ku dhashay buuralayda caanka ah ee qarrijuqood, gobolka nogob ee -Ogadenia sanadku ...

DAAWO: Abwaan Nageeye oo Gabay xasuus mudan ka tiriyay Jaamacada jigjiga…

December 4, 2018
DAAWO: Abwaan Nageeye oo Gabay xasuus mudan ka tiriyay Jaamacada jigjiga... HALKAN RIIX OO DAAWO MUUQAALKA

MUUQAAL ARGAGAX LEH: Caruur waalidkood oo noolan la aasay iyo xaalada ay hada ku noolyihiin…

December 4, 2018
MUUQAAL ARGAGAX LEH: Caruur waalidkood oo noolan la aasay iyo xaalada ay hada ku noolyihiin... HALKAN RIIX OO DAAWO ...

DAAWO: Kalsoonida dhex martay Madaxwayne Mustafe Muxumed Cagjar iyo ciidanka gaarka ah ee Liyuu ga…

December 4, 2018
Waxaa baraha bulshada qabsaday muuqaal aad u xiiso badan oo muuniya kalsoonida Madaxwyanaha Cusub ee Mustafe Cagjar iyo ...

DEG DEG: Wariye Caan ah oo Qarax gaadhigiisa loogu xidhay dhaawac kasoo gaadhay….

December 4, 2018
Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Agaasimaha idaacada Hiddo Ismaaciil Sheekh Khaliifa kanamid ah ...

MAQAAL: Jigjiga ma guul ayaa taala mise laab la kac…?

December 3, 2018
Dad badan oo bulshada kamid ah ayaa waxay qaadani la yihiin in guusha ka dhacday jigjiga aan la ...

Madaxwaynaha Maaulka Puntland oo Guddiga cusub  iyo  Sababta

December 3, 2018
Wararka naga soo gaadhaya Xarunta Puntland ee Gorwe  ayaa waxay sheegayaan in Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ...

 Qatar oo ku dhawaaqay in ay iskaga  baxayso Xubinnimada dalalka ku bohoobay OPEC

December 3, 2018
Wadanka kamidka ah Dalalka Gacanka carbeed ee  Qatar ayaa wuxuu ku dhawaaqay inuu isaga baxayo Ururka dalalka dhoofiya ...

DAAWO MUUQAAL QIIRO LEH: Gudoomiyaha JWXO oo shacabka ka ilmaysiiyay kadib Markuu jigjiga shacabkiisa khudbad qiiro leh u jeediyay….

December 3, 2018
Gudoomiyaha Jabhada wadaniga Xoraynta Ogadenia mudane admiral maxamad cumar cismaan ayaa wuxuu qiiro darteed ilinta ceshan waayay kadib ...

Shacabka S/Ogadenia oo Shalay Wacdaro Kadhigay Jigjiga.

December 3, 2018
Madaxda Jabhada Wadaniga Xoraynta Ogaadeeniya JWXO iyo waftigii lasocday ayaa markay kasoo dageen garoonka dayuuradaha ee magaalada Jigjiga ...

DAAWO: Muuqalaka Todobaadkan ugu xiisaha badnaa ee Addis Ababa…

December 2, 2018
Muuqaalka ugu xiisaha badan ee todobaadkan ayaa wuxuu ahaa muuqaalkii lagu soo dhoweeyay madaxda JWXO ee Addis ababa ...

DAAWO: Muuqaalka Todobaadka ugu Qiirada badnaa iyo Xaaskii Sheekh Deeq oo jigjiga lagu soo dhoweeyay…

December 2, 2018
DAAWO: Muuqaalka Todobaadka ugu Qiirada badnaa iyo Xaaskii Sheekh Deeq oo jigjiga lagu soo dhoweeyay... HALKAN RIIX OO DAAWO ...

Khudbadihii Madaxda JWXO oo Jawi wanaagsan ku soo gabagaboobay.

December 2, 2018
Waxaa garoonka Kubada cagta magalada JIG JIGA sifiican ugu soo dhamaaday khudbadihihii masuuliyiinta JWXO iyo Marti sharaftii lasocotay. xaflada ...